Coronavirus oo haleelay haweeney Soomaaliyed oo caan ka ah dunida (Sawirro)

Xaaska jilaaga Hollywood-ka Idris Elba ayaa xaqiijisay in uu ku dhacay fayraska corona, todobaad ka dib markii fayraska laga helay ninkeeda. Sabrina Dhowre oo ah gabar Soomaali ah ayaa difaacay go’aankii ay ku ag-joogtay saygeeda oo ku jiray karantiil, waxay u sheegtay barnaamijka cusub ee Oprah Winfrey ay ka bilowday Apple TV “Inay ay doonaysay … Continue reading Coronavirus oo haleelay haweeney Soomaaliyed oo caan ka ah dunida (Sawirro)